Nagu saabsan

Kronofogden waa hey’ad dowladeed oo deymanka ka shaqeysa. Waxaan nahay ku dhawaad 2 300 oo shaqaale, waxaanna waddanka ka kala joognaa 32 meelood.

Yaan nahay annagu?

Kronofogden waxaa ka shaqeeya 2 300 oo qof oo kala leh doorar badan oo kal duduwan. Shaqaalaheennu waxay tusaale ahaan kala yihiin:

  • garyaqaanno,
  • shaqaale macaamiisha qaabilsan,
  • falaanqeeyayaal,
  • horuumariyayaal xagga nidaamka ah,
  • dad macluumaad u gudbiyayaal iyo
  • dhaqaalayahanno.

Xaggeen joognaa?

Waxaan xafiisyo ku leennahay 32 meelood oo Swiidhan ka mid ah, laga billaabo Malmö oo koonfurta ah ilaa iyo Haparanda oo waqooyiga ah. Xafiiska ugu weyn wuxuu ku yaallaa Sundbyberg.

Madaxa ugu sarreeay

Hey’adda waxaa xukunta madaxda qaran ee Kronofogden Christina Gellerbrant Hagberg.

Miisaaniyaddeenna

Waxaan leennahay miisaaniyad in yar ka hooseysa laba bilyan oo koron. Wax qabadkeenna waxaa lagu kharashgareeyaa canshuurta waddanka.

Sammanfattning på svenska

Om oss på Kronofogden

Kronofogden är en statlig myndighet som arbetar med skulder. Vi är omkring 2 300 medarbetare och vi finns på 32 orter i landet.

Vilka är vi?

På Kronofogden arbetar knappt 2 300 personer i flera olika roller. Våra medarbetare är exempelvis:

  • jurister,
  • systemutvecklare,
  • kronoinspektörer,
  • kundservicemedarbetare,
  • analytiker,
  • kommunikatörer och
  • ekonomer.

Var finns vi?

Vi har kontor på 32 orter i Sverige, från Malmö i söder till Haparanda i norr. Huvudkontoret finns i Sundbyberg.

Vem leder myndigheten?

Myndigheten leds av rikskronofogden Christina Gellerbrant Hagberg.

Hur mycket är budgeten på?

Vi har en budget på knappt två miljarder kronor. Verksamheten finansieras av både skattemedel och avgifter.