På vår webbplats använder vi cookies som gör att ditt besök ska fungera bättre. Genom att surfa vidare godkänner du att vi använder cookies. Mer om cookies.
Kronofogden waa hey’ad dowladeed oo deymanka ka shaqeysa. Waxaan nahay ku dhawaad 2 300 oo shaqaale, waxaanna waddanka ka kala joognaa 32 meelood.
Kronofogden waxaa ka shaqeeya 2 300 oo qof oo kala leh doorar badan oo kal duduwan. Shaqaalaheennu waxay tusaale ahaan kala yihiin:
Waxaan xafiisyo ku leennahay 32 meelood oo Swiidhan ka mid ah, laga billaabo Malmö oo koonfurta ah ilaa iyo Haparanda oo waqooyiga ah. Xafiiska ugu weyn wuxuu ku yaallaa Sundbyberg.
Hey’adda waxaa xukunta madaxda qaran ee Kronofogden Christina Gellerbrant Hagberg.
Waxaan leennahay miisaaniyad in yar ka hooseysa laba bilyan oo koron. Wax qabadkeenna waxaa lagu kharashgareeyaa canshuurta waddanka.
Blanketter/Trycksaker
Telefonnummer till växel och kundservice:
0771-73 73 00
Måndag-fredag klockan 8-16.