På vår webbplats använder vi cookies som gör att ditt besök ska fungera bättre. Genom att surfa vidare godkänner du att vi använder cookies. Mer om cookies.
Su’aalo ma qabtaa? Ha labab-labeyne – nala soo xiriir!
Mar walba ku soo dhawaw in aad la soo xiriirtid adeeggeenna macaamiisha, waxaan furannahay maalmaha caadiga ah inta u dhexeysa saacadda 08.00 iyo 16.00, ama e-mail noo soo dir.
Ma damaanad qaadi karno in aan ku hadleyno luqaddaada, laakin waxaan kugu caawin karnaa ingiriis, waxaanna leennahay shaqaale fara badan oo ku hadla luqado fara badan. Iyadoon la eegeyn turjumidda qoraalka ama tan afkaba waxaan sameyneynaa wixii karaankeenna ah si aan xal u helno.
Waa kuwan macluumaadka meelaha nagala soo xiriiri karo:
Blanketter/Trycksaker
Telefonnummer till växel och kundservice:
0771-73 73 00
Måndag-fredag klockan 8-16.