Qiyamka aasaasiga ah ayaa shaqadeenna xukuma

Shaqadeenna waxaa xukuma qiyamka aasaasiga ah ee khuseeya dhammaan dadka xukuumadda u shaqeeya iyo qiyam aasaasi ah oo annaga noo gaar ah.

Qiyamka aasaasiga ah ee maamulka xukuumadda

Dhammaan dadka dowladda u shaqeeya waxay wadaagaan qiyam aasaasi ah oo ka duulaya

  • dimuquraadiyad,
  • sharci dhowris,
  • dhexdhexaadnimo,
  • fikir xur ah qaadasho,
  • ixtiraamidda isku xuquuq ahaanshada dadka oo dhan
  • hawlkarnimo iyo adeeg.

Qiyamkeenna

Qiyamka innaga noo gaar ahi wuxuu ka koobanyahay hiigsigeenna, fikirkeenna wax qabadka iyo eryadeenna qiimaha leh.

  • Hiigsigeennu waa in cid walba ay lacagta iska bixiso oo uusan cidna deyn la degin.
  • Fikirkeenna shaqadu waa in aan ka shaqeyno in loo soo celiyo kuwa xaqa u leh in lacagtooda loo soo celiyo. Laakin waxaan xitaa taageero siinnaa kuwa ay tahay in ay deynka iska bixiyaan, waxaanna hubinnaa in ay deyn bixintu si sax ah u dhacdo.
  • Erayadeeda qiimaha badan waa ku kalsoonaasho, caawimaad badnaan iyo weerar.

Sammanfattning på svenska

Värdegrunden styr vårt arbete

Vårt arbete styrs av den gemensamma värdegrund som gäller för alla som arbetar i staten och av vår egen värdegrund.

Statsförvaltningens värdegrund

Alla som arbetar i staten delar en värdegrund som utgår från

  • demokrati,
  • rättssäkerhet,
  • objektivitet,
  • fri åsiktsbildning,
  • respekt för alla människors rättigheter samt
  • effektivitet och service.

Vår värdegrund

Vår egen värdegrund innehåller vår vision, vår verksamhetsidé och våra värdeord.

  • Vår vision är att alla betalar och ingen blir överskuldsatt.
  • Vår verksamhetsidé är att arbeta för att de som har rätt att få betalt får det. Men vi ger även stöd till dem som ska betala sina skulder och ser till att det sker på ett rättssäkert sätt.
  • Våra värdeord är: pålitlig, hjälpsam och offensiv.