Haddii aad deyman qabtid

Haddii laguugu leeyahay deyn aadan bixin karin, cidda lacagta kugu lehna ay caawimaad naga dooneyso, waan kula soo xiriireynaa. Waxaad naga heleysaa warqad.

Warqadaha sida caadiga ah aad annaga naga heleysid waxay ku saabsanyihiin amar lacag bixin iyo deyn ay tahay in la dhiibo.

Sammanfattning på svenska

Om du har skulder

Har du en skuld du inte kan betala, och den du är skyldig pengar vill ha hjälp från oss, kontaktar vi dig. Du får ett brev från oss.

De vanligaste breven du får från oss handlar om betalningsföreläggande och skuld att betala.