På vår webbplats använder vi cookies som gör att ditt besök ska fungera bättre. Genom att surfa vidare godkänner du att vi använder cookies. Mer om cookies.
Wax deyman ah laguuguma laha miyaa, laakin saas oo ay tahay waxaad welwel ka qabtaa dhaqaalahaaga? Waxaan ku siineynaa taageero iyo hagitaan.
Waa badanyihiin dadka ka welwelsan in ay lumiyaan xakamaha dhaqaalahooda. Waxaan u aragnaa in aqooni ay muhiim tahay si dhaqaalaha leesugu miisaamo.
Shaqadeenna ka hortagga ahi waxay ku saabsantahay in aan faafinno korna u qaadno macluumaadka ku aaddan dhaqaalaha qofka u gaarka ah.
Waxaan wada shaqeyn la leennahay
Haddii aad welwelsantihid oo aad su’aalooyin qabtid – la xiriir adeeggeenna macaamiisha. Waxaan ku siineynaa taageero iyo hagitaan, xitaa haddii aysan jirin deyman agteenna kuu yaalla.
Waxaad sidoo kale la xiriiri kartaa lataliyaha miisaniyadda- iyo deymanka ee degmadaada.
Macluumaad la xiriira
Blanketter/Trycksaker
Telefonnummer till växel och kundservice:
0771-73 73 00
Måndag-fredag klockan 8-16.