På vår webbplats använder vi cookies som gör att ditt besök ska fungera bättre. Genom att surfa vidare godkänner du att vi använder cookies. Mer om cookies.
Ku soo dhawaw Kronofogden. Waxaan nahay hey’ad dowladeed oo deymanka ka shaqeysa. Ma laguugu leeyahay deyman aadan dhiibi karin amase ma dooneysaa in aad caawimaad u heshid sidii lacagtaadi laguugu soo celin lahaa? Markaas meel sax ah ayaad timiday.
Cidna lama safaneyno. Waxay taasi ka dhigantahay in aan taageero ku siineyno adigaaga deynka qaba oo iska dhiibaya, waxaanna hubineynaa in aad si sax ah wax isaga dhiibtid. Laakiin waxaan xitaa ka shaqeynaa in adigaaga xaqa u leh in lacagtaadi laguu soo celiyo, aad lacagtaadi u heshid sida ugu dhakhsi badan ee suurta gal ah.
Halkan waxaad ka heleysaa macluumaad ku aaddan sida aan sida ugu fiican kuugu taageeri karno, waxa ay tahay in aad ka fikirtid marka aad dooneysid in aad heshid caawimaaddeenna, waxa ay warqadda laguu soo diray ka dhigantahay iyo sida aad noola soo xiriiri kartid.
Blanketter/Trycksaker
Telefonnummer till växel och kundservice:
0771-73 73 00
Måndag-fredag klockan 8-16.